Imaaraadka Carabta oo lacagtii loo fasaxay ugu deeqay dowlada Somalia

Madaxweynaha cusub ee dowlada Imaaraatka Carabta Max’ed Bin Zayid ayaa Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 35 Milyan oo Dirham oo u dhiganta $9.6 Milyan oo Dollar. Wakaalada Imaaraadka Carabta wararka u faafisa ee WAM ayaa qortay in Madaxweynaha Imaaraadka Mohammed bin Zayed Al Nahyan uu amray in lacagtaas lagu wareejiyo Soomaaliya. Imaaraadka ayaa lacagtan ugu … Continue reading Imaaraadka Carabta oo lacagtii loo fasaxay ugu deeqay dowlada Somalia